Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md: Maxamed Cabdilaahi Ibraahin ( Nafaqo), Ayaa Maanta xilkii u kala wareejiyey Isu-duwihii hore ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ee Gobolka Togdheer iyo Isu-duwaha Cusub ee dhawaan Gobolka loo magacaabay.
Xilwareejinta labada isuduwe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ee gobolka Togdheer
