Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Weftigii uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka & Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md, Ibraahim Maxamed Daahir, Ayaa Maanta booqasho ku tegay Dekedda Magaaladd Berbera iyo Shaybaadhka Qaranka ee Magaalladda Berbera, halkaasna kullamo kula yeeshay Mas,uuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda Dhawrista Tayada JSL

https://fb.watch/cwO6VtS9fv/