Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka.

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka.
Kullankan ayaa waxaa uu socon doona muddo saddex cisho ah, iyada oo inta uu socdo lagu gorfaynayaa horumarinta Heertayeedyadda iyo dardar gelinta Shaqada Hay’addu Qaranka u hayso ee gobolada kala duwan ee Dalka JSL.
Mudadaa seddexda cisho ah Guddidu waxa ay sidoo kale kormeer ku samayn doonaan habsami u socodka shaqada Hay’adda Dhawrista Tayada ee Gobolka sida Dekedda iyo Shaybaadhka Qaranka ee Cuntada, Daawada iyo Agabka la isku qurxiyo
ALLAA-MAHAD-LEH.