Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Waxa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ).

Waxa maanta oo taariikhdu tahay 06-kii, bisha August, 2023. Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ).
Tabbabarkan ayaa inta uu socdo waxa lagu baran doonaa hannaanka loo sameeyo heertayeedyada dallagga beeraha ee kala duwan.
Tabbabarka ayaa waxa iska kaashaday Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Hay’adda Smart Vision oo gacan ka helaysa Hay’adda “GIZ”.