Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Muuse Xasan X. Yuusuf, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa ka Daah-furay Kulan Wadatashiga ah oo lagu Gorfaynayey Heertayeedyada Qalabka Dhismaha.
https://fb.watch/dvY1nEGyoR/