Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-dii bisha February-2023, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.

Shirkaas oo uu Guddoominayay, Guddoomiye ku xigeen-ka Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, ahna ku-simaha Guddoomiyaha Mudane, Xamse Cabdi Ibraahim, oo uu weheliyo, Agaasimaha Guud ee Hay’adda, Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax iyo xubnaha Kominshka ee Hay’adda, ayaa intii uu socday waxa lagaga dooday heer-tayeeddada kala ah: Heer-tayeedka, Brown sugar, Peanut butter, Butter, Potable water, Yoghurt, Infant formula, Infant formula 2, Black tea, BS EN Cement, Cement, Canned (preserved) tomato part:1, Tomato sauce and ketchup part: 2, Avocado, and Bread.

 

Ugu danbayntiina waxa ay guddidu halkaas cod gacan-taag ah ku ansaxiyeen 18 heer-tayeed” oo Qaranku yeelan doono.

Allaa-Mahad-Leh.