Isu-duwaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ee Gobolka Sanaag, Yuusuf Maxamuud Saleebaan, oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Cudduda shaqaalaha ee Hay’adda, Mustafe Cabdilaahi Ismaaciil, iyo Agaasime ku xigeenka Waaxda Qorshaynta Maxamed Cabdi Maxamed, ayaa kullan la qaatay shaqaale weynaha Hay’adda ee Gobolka Sanaag, kulan-kaasi oo daaranaa dib u eegista qorshe sannadeedkii dhammaaday 2022-ka, waxyaabihii uga qabsoomay xafiiska iyo u diyaar garowga sannadka hadda curtay 2023.
Kullan-kaasi ayaa gabo gabadii ku soo dhammaaday jawi degan.



