Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay joojinaysaa dhammaan Agabka aan sidan warqada natiijada shaybaadhka Qarank ama warqada Coc ( cotecna ). laga bilaabo 25-05-2023-ka. May 10, 2023 May 10, 2023