Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Cabdi Ibraahim, iyo Md, Komanshin-neer Cali Sh Maxamed Cabdi, Ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Tobbabar ugu soo xidhay shaqaalle weynaha Tababar-kaasi ayaa mudadii uu socday lagu baranaayey, Hannaanka Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda (Monitoring and Evaluation)-ka.

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Cabdi Ibraahim, iyo Md, Komanshin-neer Cali Sh Maxamed Cabdi, Ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Tobbabar ugu soo xidhay shaqaalle weynaha

Tababar-kaasi ayaa mudadii uu socday lagu baranaayey, Hannaanka Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda (Monitoring and Evaluation)-ka.

 

Gobo-gabadii kulanka waxa halkaas shahaadooyin lagu guddoonsiiyey Shaqaalihii tobbabarka qaatay, “iyada oo uu Guddoomiye ku xigeenka Hay’addu, shaqaalaha ku dar-daarmay in cillmiga ay barteen ay u adeeg-sadaan shaqada Qaranka ee ay hayaan”.

Allaa Mahad Leh.