Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyadda oo gudanaysa shaqada ay Qaranka u hayso, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-03-2023-k, ay ku wargelinaysaa Dhammaan Ganacstada Jamhuuriyadda Somaliland in Shaybaadhka Qaranka ee Cuntada, Dawada iyo agabka la isku qurxiyo, uu si rasmi ah u bilaabay, alaabta Dalka soo gelaysa iyo kuwa gudaha laga soo saaro uu ka qaadi doonaa muunada lagu sameeyo shaybaadh (Sample for Testing).