Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed.

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed.

Hargaysa Somaliland: 17-05-2022-ka,  Guddida waxa ay halkan hambalyo, bogaaddin iyo duca-ba uga dirayaan dhammaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo joogaan munaasibadda 31-guuradda dib-ula soo noqshadda madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May.

Waxa aannu si gaar ah halkan Hambalyo iyo Boggaadin uga diraynaa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweyne Ku Xigeenka, Labad Gole Qaran ee Somaliland, Ciidamadda kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,  Xaasaskoodda, Caruurtooda iyo Dhammaan Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland.

Waxa aannu idin leenahay Alle ha inagga dhigo kuwii sannaddo badan jira ee jooga.

ALLAA-MAHAD-LEH.