Warbixin kooban oo ku saabsan Faa’iidooyinka Summad Tayeedka (Quality Mark).
https://fb.watch/mTPbhdqEng/
https://fb.watch/mTPbhdqEng/
Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil. Weftigaas ka socday Hay’adda oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Md, Xamse …
Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka. Kullankan ayaa waxaa uu socon doona muddo saddex cisho ah, iyada oo inta uu socdo lagu gorfaynayaa horumarinta Heertayeedyadda iyo dardar gelinta Shaqada Hay’addu Qaranka u hayso ee gobolada kala …
Waxa maanta oo taariikhdu tahay 06-kii, bisha August, 2023. Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Tabbabarkan ayaa inta uu socdo waxa lagu baran doonaa hannaanka loo sameeyo heertayeedyada dallagga beeraha …
Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Ayaa Maanta Sameeyey Magacaabis Xilal.
Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark). Munaasabadda Daahfurka Summadda Tayada Qaranka ayaa waxa ka soo qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo iskugu jira Wasiirro, Wasiir-ku-xigeenno, Guddoomiyeyaal xarumo dawladeed, Agaasimayaal Guud, Xildhibaanno ka mid ah Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa, baarlamaanka, martisharaf ka …
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 06-May-2023, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dib-isu-qiimeyn iyo dardar-gelin la xidhiidha hawlaha shaqo ee Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay. Ugu horrayn waxaa shirka furay Agaasimaha Guud …
Sheekh Almis Yaxye, oo bulshada la wadaagey farriin wacyigelin ah, oo ku saabsan ahmiyadda Tayo-dhawrku ay bulsho weynta reer Somaliland u leedahay. https://fb.watch/jDu6qvFIdK/
Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Guddoomiyaha ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa waxa uu soo kormeeray qaybaha kale duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayadu ay ku leedahay magaalo-xeebeedka Berbera, kuwaas oo ay ka mid yihiin: xafiisyada gobolka (gudaha dekedda iyo …