Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tabobbar uga daahfuray Agaasime-waaxeedyada, Agaasime-ku-xigeennada iyo Xoghaymaha Hay’adda, tabobbar ku saabsan “Hab-qoraalka toolmoon ee Afsoomaliga.” Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo halkaas hadal furfurid …