Somaliland Quality Control

Telephone

+252 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Web Editor

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-12-2022 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay.

    Ugu horrayn waxaa shirka furay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Mukhtaar Maxamed Cali, isaga oo halkaas uga soo jeediyey shaqaalaha kelmed dhiirigelin ah oo taabanaysa in ay sida ugu hufan uguna heersarreysa u gutaan waajibaad-kooda shaqo, waxaana uu Guddoomiyuhu u ballanqaaday shaqaalaha inuu diyaar u yahay isla markaana ay heli doonaan wax …

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-12-2022 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay. Read More »

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Cabdi Ibraahim, iyo Md, Komanshin-neer Cali Sh Maxamed Cabdi, Ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Tobbabar ugu soo xidhay shaqaalle weynaha Tababar-kaasi ayaa mudadii uu socday lagu baranaayey, Hannaanka Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda (Monitoring and Evaluation)-ka.

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Cabdi Ibraahim, iyo Md, Komanshin-neer Cali Sh Maxamed Cabdi, Ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Tobbabar ugu soo xidhay shaqaalle weynaha Tababar-kaasi ayaa mudadii uu socday lagu baranaayey, Hannaanka Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda (Monitoring and Evaluation)-ka.   Gobo-gabadii kulanka waxa halkaas shahaadooyin lagu guddoonsiiyey Shaqaalihii tobbabarka …

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Cabdi Ibraahim, iyo Md, Komanshin-neer Cali Sh Maxamed Cabdi, Ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Tobbabar ugu soo xidhay shaqaalle weynaha Tababar-kaasi ayaa mudadii uu socday lagu baranaayey, Hannaanka Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda (Monitoring and Evaluation)-ka. Read More »

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Xamse Cabdi Ibraahin, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysay Tababar ku saabsan Lingaxa iyo Moorinta uga furay Warshadlayda Gobolka Maroodi Jeex, tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada.

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Xamse Cabdi Ibraahin, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysay Tababar ku saabsan Lingaxa iyo Moorinta uga furay Warshadlayda Gobolka Maroodi Jeex, tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada. Tababarkan ayaa intii uu socdo waxa lagu baranayey Habraaca …

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Xamse Cabdi Ibraahin, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysay Tababar ku saabsan Lingaxa iyo Moorinta uga furay Warshadlayda Gobolka Maroodi Jeex, tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada. Read More »

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,  Ayaa Maanta Sameeyey Magacaabis Xilal, oo Agaasime Waaxeedyo iyo ku xigeeno ah.      

Hargaysa 09.10.2022. Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa Maanta kulan kula qaatay ururka ay ku bohoobeen shirkadaha soo dajiya Daawooyinka ee DIWA.

Hargaysa 09.10.2022. Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa Maanta kulan kula qaatay ururka ay ku bohoobeen shirkadaha soo dajiya Daawooyinka ee DIWA.   Kulan kaasi ayaa ujeedadiisu ahayd sidii layskula eegi lahaa waxna layskaga Waydiin lahaa Sharooboyinka Carruuta ee ay Soo saartay Shirkad laga leeyahay Dalka Hindiya oo Magaceeda la yidhaahdo …

Hargaysa 09.10.2022. Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa Maanta kulan kula qaatay ururka ay ku bohoobeen shirkadaha soo dajiya Daawooyinka ee DIWA. Read More »

Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tabobbar uga daahfuray Agaasime-waaxeedyada, Agaasime-ku-xigeennada iyo Xoghaymaha Hay’adda,   tabobbar ku saabsan “Hab-qoraalka toolmoon ee Afsoomaliga.” Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo halkaas hadal furfurid …

Read More »

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2dii bisha October-2022, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2dii bisha October-2022, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.   Shirkaas oo uu Guddoominayay, Guddoomiyaha guddida, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, Mudane, Mukhtaar Maxamed Cali oo ay weheliyaan Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Md, Xamse Cabdi …

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2dii bisha October-2022, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada. Berbera-14-09-2022-()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray shaybaadhka casriga ah ee hubinta tayada cuntada, daawada iyo agabka la isku qurxiyo (Cosmatics). Munaasibadda xadhig-ka-jarka oo lagu qabtay xarunta hay’adda dhawrista tayada, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey xubno …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada. Read More »

Wefti ballaadhan oo ka kooban Madaxda Hay’addaha Madaxa Bannaan ee Dawladda Somaliland, Agaasimayaal Guud iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’addaha iyo Wasaaraddaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa safar shaqo oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland (CSI) ugu baxay Dalka Ghana.

Wefti ballaadhan oo ka kooban Madaxda Hay’addaha Madaxa Bannaan ee Dawladda Somaliland, Agaasimayaal Guud iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’addaha iyo Wasaaraddaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa safar shaqo oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland (CSI) ugu baxay Dalka Ghana. Madaxda Dawladda ee safarkan qaybta ka ah waxaa ka mid …

Wefti ballaadhan oo ka kooban Madaxda Hay’addaha Madaxa Bannaan ee Dawladda Somaliland, Agaasimayaal Guud iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’addaha iyo Wasaaraddaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa safar shaqo oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland (CSI) ugu baxay Dalka Ghana. Read More »