Somaliland Quality Control

Telephone

+252 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Web Editor

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Guddoomiyaha ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa waxa uu soo kormeeray qaybaha kale duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayadu ay ku leedahay magaalo-xeebeedka Berbera, kuwaas oo ay ka mid yihiin: xafiisyada gobolka (gudaha dekedda iyo …

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Read More »

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyadda oo gudanaysa shaqada ay Qaranka u hayso, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-03-2023-k, ay ku wargelinaysaa Dhammaan Ganacstada Jamhuuriyadda Somaliland in Shaybaadhka Qaranka ee Cuntada, Dawada iyo agabka la isku qurxiyo, uu si rasmi ah u bilaabay, alaabta Dalka soo gelaysa iyo kuwa gudaha laga soo saaro uu ka qaadi doonaa muunada lagu sameeyo shaybaadh (Sample for Testing).

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyadda oo gudanaysa shaqada ay Qaranka u hayso, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-03-2023-k, ay ku wargelinaysaa Dhammaan Ganacstada Jamhuuriyadda Somaliland in Shaybaadhka Qaranka ee Cuntada, Dawada iyo agabka la isku qurxiyo, uu si rasmi ah u bilaabay, alaabta Dalka soo gelaysa iyo kuwa gudaha laga soo saaro uu ka …

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyadda oo gudanaysa shaqada ay Qaranka u hayso, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-03-2023-k, ay ku wargelinaysaa Dhammaan Ganacstada Jamhuuriyadda Somaliland in Shaybaadhka Qaranka ee Cuntada, Dawada iyo agabka la isku qurxiyo, uu si rasmi ah u bilaabay, alaabta Dalka soo gelaysa iyo kuwa gudaha laga soo saaro uu ka qaadi doonaa muunada lagu sameeyo shaybaadh (Sample for Testing). Read More »

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-03-2023 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu Qaranka ugu xil saaran tahay.

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-03-2023 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu Qaranka ugu xil saaran tahay. Ibbo furkii shirka ka dib, waxa halkaasi hadal kooban ka soo jeediyey Guddoomiyaha Hay’adda …

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-03-2023 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu Qaranka ugu xil saaran tahay. Read More »

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-dii bisha February-2023, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.

Shirkaas oo uu Guddoominayay, Guddoomiye ku xigeen-ka Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, ahna ku-simaha Guddoomiyaha Mudane, Xamse Cabdi Ibraahim, oo uu weheliyo, Agaasimaha Guud ee Hay’adda, Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax iyo xubnaha Kominshka ee Hay’adda, ayaa intii uu socday waxa lagaga dooday heer-tayeeddada kala ah: Heer-tayeedka, Brown sugar, Peanut butter, Butter, Potable water, Yoghurt, …

Maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-dii bisha February-2023, Axad, waxa ka qabsoomay Xarunta Hay’adda Dhawrista Tayada, shirkii saddex biloodlaha ahaa ee Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Ayaa Maanta Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa tobbabar uga furay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada.

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Ayaa Maanta Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa tobbabar uga furay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Tababbarkan ayaa socon doona muddo saddex cisho ah, iyada oo inta uu socdo lagu …

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Ayaa Maanta Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa tobbabar uga furay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Read More »

Waxa maanta oo ku taariikheysan Khamiis 26-kii bisha 1aad, sannadka 2023 ka qabsoomay Xarunta Guue ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL (Magaalada Hargeysa), kulan ay isugu yimaaddeen Warshadleeyda soo saarta biyaha ee Gobolka Maroodi jeex iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL

Waxa maanta oo ku taariikheysan Khamiis 26-kii bisha 1aad, sannadka 2023 ka qabsoomay Xarunta Guue ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL (Magaalada Hargeysa), kulan ay isugu yimaaddeen Warshadleeyda soo saarta biyaha ee Gobolka Maroodi jeex iyo  Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan-kaas ayaa daarnaa  shaacinta summad-tayeedka agabka (Product Quality Mark). Nidaamkan summad-tayeedka ayaa ah mid  ujeedkiisu yahay …

Waxa maanta oo ku taariikheysan Khamiis 26-kii bisha 1aad, sannadka 2023 ka qabsoomay Xarunta Guue ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL (Magaalada Hargeysa), kulan ay isugu yimaaddeen Warshadleeyda soo saarta biyaha ee Gobolka Maroodi jeex iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Read More »

Kormeerka Gobolada Barriga Somaliland ee dib u eegista qorshihii xafiis-yadaasi

Isu-duwaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ee Gobolka Sanaag, Yuusuf Maxamuud Saleebaan, oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Cudduda shaqaalaha ee Hay’adda, Mustafe Cabdilaahi Ismaaciil, iyo Agaasime ku xigeenka Waaxda Qorshaynta Maxamed Cabdi Maxamed, ayaa kullan la qaatay shaqaale weynaha Hay’adda ee Gobolka Sanaag, kulan-kaasi oo daaranaa dib u eegista qorshe sannadeedkii dhammaaday 2022-ka, waxyaabihii uga qabsoomay …

Kormeerka Gobolada Barriga Somaliland ee dib u eegista qorshihii xafiis-yadaasi Read More »