Somaliland Quality Control

Telephone

+252 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Web Editor

Standers, inspections, testing, metrology, certification, quality mark, false medicine, fake medicine, cotenant, Quality, hygiene, safety, food safety, drug regulation, market surveillance, consumer protection, Sanitary and phytosanitary (SPS), Substandard, calibration, Somaliland Quality Control Commission, SQCC, 2. Heertayeed, Baadhis, Shaybaadh, Cabbiraad, Shahaado bixin, Sumad tayeed, Dawo been abuura ah, Tayo, Hay’adda Dhawrista Tayadda, Badqabka cuntadda, Xakamaynta dawooyinka, Dawooyinka heertayeedkeedu hooseeyo, Qiyaaso, Dawooyin Heertayeed wanaagsan, Ilaalinta suuqa, Cabbiraadaha, Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland.

Standers, inspections, testing, metrology, certification, quality mark, false medicine, fake medicine, cotenant, Quality, hygiene, safety, food safety, drug regulation, market surveillance, consumer protection, Sanitary and phytosanitary (SPS), Substandard, calibration, Somaliland Quality Control Commission, SQCC, 2. Heertayeed, Baadhis, Shaybaadh, Cabbiraad, Shahaado bixin, Sumad tayeed, Dawo been abuura ah, Tayo, Hay’adda Dhawrista Tayadda, Badqabka cuntadda, Xakamaynta dawooyinka, …

Standers, inspections, testing, metrology, certification, quality mark, false medicine, fake medicine, cotenant, Quality, hygiene, safety, food safety, drug regulation, market surveillance, consumer protection, Sanitary and phytosanitary (SPS), Substandard, calibration, Somaliland Quality Control Commission, SQCC, 2. Heertayeed, Baadhis, Shaybaadh, Cabbiraad, Shahaado bixin, Sumad tayeed, Dawo been abuura ah, Tayo, Hay’adda Dhawrista Tayadda, Badqabka cuntadda, Xakamaynta dawooyinka, Dawooyinka heertayeedkeedu hooseeyo, Qiyaaso, Dawooyin Heertayeed wanaagsan, Ilaalinta suuqa, Cabbiraadaha, Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland. Read More »

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil.

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil. Weftigaas ka socday Hay’adda oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Md, Xamse …

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil. Read More »

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka.

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka. Kullankan ayaa waxaa uu socon doona muddo saddex cisho ah, iyada oo inta uu socdo lagu gorfaynayaa horumarinta Heertayeedyadda iyo dardar gelinta Shaqada Hay’addu Qaranka u hayso ee gobolada kala …

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka. Read More »

Waxa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ).

Waxa maanta oo taariikhdu tahay 06-kii, bisha August, 2023. Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Tabbabarkan ayaa inta uu socdo waxa lagu baran doonaa hannaanka loo sameeyo heertayeedyada dallagga beeraha …

Waxa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Read More »

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark).

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark). Munaasabadda Daahfurka Summadda Tayada Qaranka ayaa waxa ka soo qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo iskugu jira Wasiirro, Wasiir-ku-xigeenno, Guddoomiyeyaal xarumo dawladeed, Agaasimayaal Guud, Xildhibaanno ka mid ah Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa, baarlamaanka, martisharaf ka …

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark). Read More »

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 06-May-2023, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dib-isu-qiimeyn iyo dardar-gelin la xidhiidha hawlaha shaqo ee Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay.

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 06-May-2023, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dib-isu-qiimeyn iyo dardar-gelin la xidhiidha hawlaha shaqo ee Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay.   Ugu horrayn waxaa shirka furay Agaasimaha Guud …

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 06-May-2023, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dib-isu-qiimeyn iyo dardar-gelin la xidhiidha hawlaha shaqo ee Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay. Read More »