Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

admin

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed.

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed. Hargaysa Somaliland: 17-05-2022-ka,  Guddida waxa ay halkan hambalyo, bogaaddin iyo duca-ba uga dirayaan dhammaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo joogaan munaasibadda 31-guuradda dib-ula soo noqshadda madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May. Waxa aannu …

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed. Read More »

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayadda JSL Md, Muuse Xasan X. Yuusuf, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan, Ayaa Maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyey Wefti uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka & Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md, Ibraahim Maxamed Daahir, Weftigan ayaa inta ay joogaan …

Read More »

Xafladda abaal-marinta shaqaalaha iyo soo sandhigidda waxqabadka hay’adda

Hargaysa-21-01-2022 — Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Ayaa habeen-kii xalay ahaa xaflad ku soo xandhigtay Waxqabadkii Hay’adda iyo abaal-marinta ay u samaysay shaqaalihii ugu hawl-qabadka wanaagsanaa gugii galbaday, Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo xafladda ka hadlay, ayaa halkaasi ka sheegay Sannadkii Dhammaaday waxyaabihii Hay’adda u qabsoomay, iyo Hiigsiga ay Hay’addu leedahay Sannadkan hadda Curtay. Munaasibaddan …

Xafladda abaal-marinta shaqaalaha iyo soo sandhigidda waxqabadka hay’adda Read More »