Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa ka Daah-furay Kulanka Iskaashiga iyo Dood-wadaagga Habraaca Nadaafada Wanaagsan ee Warshadlayda iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.
Kulankan ayaa waxa ka soo qayb-galay Warshadlyada Somaliland iyo khuburo ku xeel-dheer arrimaha Warsharaha oo Madax bannaan, kulan kaasi oo socon doona mudda afar cisho ah ay inta uu socdo faa’iido weyn u yeelan doona Warshadlayda Somaliland.
ALLAA-MAHAD-LEH.






