Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Ayaa Maanta Sameeyey Magacaabis Xilal.

Muwaadin Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyadda oo gudanaysay shaqada ay Qaranka u hayso, waxaa ay Hay’addu ku hir-gelisay, nidaamka Call Center-ka, kaas oo Agabka xanbaarsan khataro Caafimaad darro ee aad aragto aad si fudud noola soo wadaaggi karto, adiggoo adeegsanaaya lanbarkan gaaban ee 9229.

Allaa-Mahad-Leh.