Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Media

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayadda JSL Md, Muuse Xasan X. Yuusuf, iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan, Ayaa Maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyey Wefti uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka & Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md, Ibraahim Maxamed Daahir, Weftigan ayaa inta ay joogaan Somaliland waxa ay Hay’adda Dhawrista Tayadda Somaliland isla eeggi doonaan hannaanka ugu wacan ee loo illaalin karo tayadda badeecadaha labba Waddan u kala gudba

 

https://fb.watch/cwHCht29N1/