Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Month: August 2023

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil.

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil. Weftigaas ka socday Hay’adda oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Md, Xamse …

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray xafiisyada kala duwan ee Hay’adda Dhawrista Tayada ku leedahay gobolka Saaxil. Read More »

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka.

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka. Kullankan ayaa waxaa uu socon doona muddo saddex cisho ah, iyada oo inta uu socdo lagu gorfaynayaa horumarinta Heertayeedyadda iyo dardar gelinta Shaqada Hay’addu Qaranka u hayso ee gobolada kala …

Waxaa maanta kullan ku yeeshay magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan kaasi oo daaranaa hannaanka loo horumariyo Heertayeedyadda Qaranka. Read More »

Waxa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ).

Waxa maanta oo taariikhdu tahay 06-kii, bisha August, 2023. Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Tabbabarkan ayaa inta uu socdo waxa lagu baran doonaa hannaanka loo sameeyo heertayeedyada dallagga beeraha …

Waxa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL tababar uga furmay Guddida Diyaarinta Heertayeedyada. Tabbabarkan oo ku saabsanaa samaynta heertayeedyada dallagga beeraha (Support of Agricultural Production and Quality Assurance in Somaliland ). Read More »