Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark).
Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa maanta Hotel Baraar ee Magaalada Hargaysa ka daahfurtay Summadda Tayada Qaranka JSL (Somaliland Quality Product Mark). Munaasabadda Daahfurka Summadda Tayada Qaranka ayaa waxa ka soo qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo iskugu jira Wasiirro, Wasiir-ku-xigeenno, Guddoomiyeyaal xarumo dawladeed, Agaasimayaal Guud, Xildhibaanno ka mid ah Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa, baarlamaanka, martisharaf ka …