Waxa maanta oo ku taariikheysan Khamiis 26-kii bisha 1aad, sannadka 2023 ka qabsoomay Xarunta Guue ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL (Magaalada Hargeysa), kulan ay isugu yimaaddeen Warshadleeyda soo saarta biyaha ee Gobolka Maroodi jeex iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL
Waxa maanta oo ku taariikheysan Khamiis 26-kii bisha 1aad, sannadka 2023 ka qabsoomay Xarunta Guue ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL (Magaalada Hargeysa), kulan ay isugu yimaaddeen Warshadleeyda soo saarta biyaha ee Gobolka Maroodi jeex iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulan-kaas ayaa daarnaa shaacinta summad-tayeedka agabka (Product Quality Mark). Nidaamkan summad-tayeedka ayaa ah mid ujeedkiisu yahay …