Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-12-2022 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay.

    Ugu horrayn waxaa shirka furay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Mukhtaar Maxamed Cali, isaga oo halkaas uga soo jeediyey shaqaalaha kelmed dhiirigelin ah oo taabanaysa in ay sida ugu hufan uguna heersarreysa u gutaan waajibaad-kooda shaqo, waxaana uu Guddoomiyuhu u ballanqaaday shaqaalaha inuu diyaar u yahay isla markaana ay heli doonaan wax …

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ahayd, 05-12-2022 ka, ka qabsoomay Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayada JSL shirkii billaha ahaa ee shaqaale-weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda, Ujeeddada guud ee shirka ayaa daarnayd dardar-gelinta hawlaha shaqo ee ay Hay’addu ay Qaranka ugu xil saaran tahay. Read More »