Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Month: July 2022

Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Oo Socdaal Shaqo ku jooga Magaaladda Berbera ee xarunta Gobolka ayaa kormeer ku tegay Shaybaadhka Qaran ee Magaaladda Berbera iyo Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayadu ku leedahay Guddaha Dekedda Berbera.

Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Oo Socdaal Shaqo ku jooga Magaaladda Berbera ee xarunta Gobolka ayaa kormeer ku tegay Shaybaadhka Qaran ee Magaaladda Berbera iyo Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayadu ku leedahay Guddaha Dekedda Berbera.   Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ayaa intii uu halkaasi kormeerka shaqo ku …

Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Cabdi Ibraahim, Oo Socdaal Shaqo ku jooga Magaaladda Berbera ee xarunta Gobolka ayaa kormeer ku tegay Shaybaadhka Qaran ee Magaaladda Berbera iyo Xafiiska Hay’adda Dhawrista Tayadu ku leedahay Guddaha Dekedda Berbera. Read More »

Waxaa Maanta Xarunta Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ka qabsoontay Xaflad ay Xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Hay’adda Md, Cabdiwaasac Maxamed Yuusuf, iyo Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Hay’adda Md, Xamse Cabdi Ibraahin.

  Munaasibadda Xil-wareejinta ayaa waxa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Mukhtaar Maxamed Cali, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Xubnaha Komishinka Hay’adda, Dhammaan Shaqaalle Weynaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Marti sharaf kala duwan, Mudadii ay socotay Xafladda xil-wareejinta ayaa waxa halkaasi hadalo kooban ka jeediyey mas’uuliyiin kala …

Waxaa Maanta Xarunta Hay’adda Dhawrista Tayada JSL ka qabsoontay Xaflad ay Xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Hay’adda Md, Cabdiwaasac Maxamed Yuusuf, iyo Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Hay’adda Md, Xamse Cabdi Ibraahin. Read More »