Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Month: May 2022

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysay Tababar ugu soo xidhay Warshadlayda tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.

Tababarkan ayaa intii uu socday waxa lagu baranayey Habraaca nadaafada wanaagsan ( Good Hygiene Practice) kaasi oo saldhiga u ah aas-aaska wax soo saarka wanaagsan, Habraaca lagu hubiyo nadaafada, bad-qabka Cunada iyo Habraaca ka hortaga khataraha ama HACCP, oo ah nidaam ka hortaga khataraha cunada kaga imman kara inta ay habayntu ku jirto iyadoo la …

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md, Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysay Tababar ugu soo xidhay Warshadlayda tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Read More »

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa ka Daah-furay Kulanka Iskaashiga iyo Dood-wadaagga Habraaca Nadaafada Wanaagsan ee Warshadlayda iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa ka Daah-furay Kulanka Iskaashiga iyo Dood-wadaagga Habraaca Nadaafada Wanaagsan ee Warshadlayda iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Kulankan ayaa waxa ka soo qayb-galay Warshadlyada Somaliland iyo khuburo ku xeel-dheer arrimaha Warsharaha oo Madax bannaan, kulan kaasi oo socon doona mudda …

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL Md: Xamse Suldaan Aadan Faarax, Ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa ka Daah-furay Kulanka Iskaashiga iyo Dood-wadaagga Habraaca Nadaafada Wanaagsan ee Warshadlayda iyo Hay’adda Dhawrista Tayada JSL. Read More »

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed.

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed. Hargaysa Somaliland: 17-05-2022-ka,  Guddida waxa ay halkan hambalyo, bogaaddin iyo duca-ba uga dirayaan dhammaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo joogaan munaasibadda 31-guuradda dib-ula soo noqshadda madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May. Waxa aannu …

Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada JSL waxa ay halkan hambalyo uga diraysaa dhammaan Shacbi weynaha Jamhuurriyadda Somaliland munaasibadda Xuska 18-May awgeed. Read More »