Somaliland Quality Control

Telephone

+252 63 525729

Office Address

Nearby Dayib Guray School

Month: February 2022

Xafladda abaal-marinta shaqaalaha iyo soo sandhigidda waxqabadka hay’adda

Hargaysa-21-01-2022 — Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Ayaa habeen-kii xalay ahaa xaflad ku soo xandhigtay Waxqabadkii Hay’adda iyo abaal-marinta ay u samaysay shaqaalihii ugu hawl-qabadka wanaagsanaa gugii galbaday, Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo xafladda ka hadlay, ayaa halkaasi ka sheegay Sannadkii Dhammaaday waxyaabihii Hay’adda u qabsoomay, iyo Hiigsiga ay Hay’addu leedahay Sannadkan hadda Curtay. Munaasibaddan …

Xafladda abaal-marinta shaqaalaha iyo soo sandhigidda waxqabadka hay’adda Read More »

Xaflad lagu soo bandhigayay Heertayeedyadda la mideeyay ee Somaliland iyo Ethiopia.

Waxa Magaalda Addis Ababa ee Dalka Ethiopia ka qabsoomay 31 December, 2021 Xaflad lagu soo bandhigayay Heertayeedyadda la mideeyay ee Somaliland iyo Ethiopia. Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland iyo Haayaddaha Illaalinta Tayada Ethiopia ayaa soo bandhigay 17 Heertayeed oo la mideeyay. Kuwaas oo sahlidoonan ganacsiga u kala gudbaya labadda dal. Samynta Heertayeedyaddan waxa ka wada shaqeeyay …

Xaflad lagu soo bandhigayay Heertayeedyadda la mideeyay ee Somaliland iyo Ethiopia. Read More »